Waivio

You are responsible for changing your life today

0 comments

kameroon3 years ago2 min read

Waxaad maanta haysata waxaad ku qanacdo
You are responsible for changing your life today

20221229_155118.jpg

the people connected with me in Cameroon @ericwilson,
Iyaga ayaa haysta
@jacoalberts,
Dadkan waxay qaybka yihiin dadka ku xeel dheer kuwaaso haystaa shacbiyad fara badan
@traciyork,
Dhamaantoon waxay dadka usoo gudbiyaan wax xiiso leh
@the-bitcoin-dood,
Waxaan filayaa inaanad ka helin qoraalkan laakin adiga ayaan ku xiiseeyaa
@inves
Maadama aan kugu xusay qoraalkaygaBe happy with what you have today
20221230_111603.jpg

Quruxda Mahan wajiga ee waa qalbiga wanaagsan balse taa badalkeeda waxaad
Kahelaysaa dadka ku hareeraysan ama kugu taageersan waxaad halkan ka wado tasso soo jiidashada leh taasi waxaad ku kasban kartaa aqoontaad ama aqoonta

Anigu waxaan jecalay travel ka
Balse lacag ma hayste Kaliya maanta
Waxaan hayaa nolol maalmeedkayga
Taasna maanta travell Kuma Gali karo travelka @jacoalberts,
@traciyork,
Cinetv.io waxaa ku xidhan Das badaan qofkastaan waxaa uu ka dhaqaaqaa aqoontiisa wax soo gidbintiisa iyo dadka ku xidhan Kuna qanacsan waxqabdkiisa iyo wax soo gudbintiisa cajiibka leh
@the-bitcoin-dood,
Dadka qofba waxa uu ku fiican yahay waxa ayuu halkan layimaadaa
@invest4free
Waligaa ha noqon mid caajisa ama ka gaabsada markaste batista bulshada
@snook,
Waligaa has dhiibin noloshu waa itixaanka eabi uu ifka keenay
@grindan
boqolkiiba cinetv.io waxay badali doonta mustaqbka 100%
Knowledge is great
It is not limited to this book
A school you study at
Your pride is multiplied
Clear your mind
Make it big
Knowledge that is not fulfilled
Use it
Most of her money
Find out more
A book you were writing in
It is targeted
Never wing it

Comments

Sort byBest